Wasiiradda Magacaaban oo bilaabay Olole ay ku raadinayaan Kalsoonida Golaha Shacabka (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa soo magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 74-xubnood  , waxaana hadda socda dedaalo wasiiradda loogu raadinayo codka kalsoonida xildhibaanada golaha shacabka. Wasiiradda magacaaban ayaa bilaabay in siyaabo gaar gaar ah ula kulmaan xildhibaanada ku matala golaha shacabka si ay uga codsadaan in ay siiyaan codka kalsoonida … Continue reading Wasiiradda Magacaaban oo bilaabay Olole ay ku raadinayaan Kalsoonida Golaha Shacabka (Sawirro)